Banaan baxyo ruxay magaalada Kismaayo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii maanta ka dhacday magaaladaasi oo Madaxweynaha maamulka Jubbaland loogu doortay Sheekh Axmed Madoobe. Banaan baxyada oo isugu jiray kuwa lasoo abaabulay iyo kuwa iskood usoo baxay ayaa inta badan lagu taageerayay Sheekh Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay in afarta … Continue reading Banaan baxyo ruxay magaalada Kismaayo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay (Daawo Sawirada)